Dil Muqdisho loogu geestay Darawalkii Gudoomiye Maxamed Ismaaciil

Waxaa goordhaw xaafad katirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir lagu dilay Darawalkii Gudoomiyaha Degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil. Sida aan wararka ku helnay Dilka Darawalkan Gudoomiyaha Kaxda oo lagu magacaabayay Cabduqaadir Carab ayaa waxaa geestay askari kamid ahaa ilaalada Gudoomiyaha Kaxda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dilka uu sabab u ahaa is maan dhaaf soo kala … Continue reading Dil Muqdisho loogu geestay Darawalkii Gudoomiye Maxamed Ismaaciil